Addis Ababa:-(Arooriyomedia) Madaxweyneha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa weli ku gudo jira safarkii uu ku tagay Magaaladda Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya.

safarkan oo ahaa kii labaad ee uu dalka Kaga Anbabaxay tan iyo Markii ay shacabka somaliland doorteen ayaa waxa uu la kulmay Ra’isal Wasaaraha dalkaasi oo ay ka wada hadleen arrimo labada dalba dani ugu jirto,

Halkan Hoose Ka Daawo: .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here