Badhasaabka Togdheer Oo Sheegay In Ay Qabteen Gaadhi Rasaas U Siday Beelo Dhawaan Ku Dagaalamay Ceel Afweyn , Hanjabaadna Hawda Mariyey + [Muuqaal ]

0
41

Burco (Arooryo media):- Badhasaabka Gobalka Togdheer Maxamed Cali Saleeban Ramaax ayaa waxaa uu

maanta warbaahinta u shaaciyey in laamaha amaanka gobalku ay gacanta ku dhigeen gaadhi rasaas u siday beelo dhawaan ku dagaalmay deeganka Ceel Afweyn

Sidoo kale Badhasaab Ramaax ayaa waxaa uu sheegay in gaadhigaas iyo dadkii watey ba sharciga la hor geen doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.