Boqor Buurmadow Oo Dib U Helay Xoriyadiisii

0
261

Hargeysa (Arooryomedia):- Boqor Buurmadow oo mudooyinkii ugu danbeeyey xidhnaa isla markaana xukuumada Somaliland ku xukuntay 3 sanno oo xadhig ah ayaa maanta dib u helay xoriyadiisii .

 

 

Boqor Buurmadow ayaa la sheegay in uu cafis u fidiyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

Si deynta boqorka ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa xili la filaayo in madaxweyne Muuse Biixi Safar ugu baxo gobalada Bariga Somaliland ee Sanaag Iyo Togdheer

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.