Cajiib:Nin haystay lacag $50 doolara oo lagu abaalmariyay nus milyan

0
114

Aasaasaha jaamacad ku taalla Ghana, sidoo kalena u ololeeya in waxbarashada sare ee Afrika ay tayo yeelato, ayaa ku guuleystay abaalmarin waxbarasho oo caalami ah.

Patrick Awuah wuxuu Ghana ka tagay 1980-maadkii isagoo sitay $50 dollar, wuxuuna aaday Mareykanka oo deeq waxbarasho uu ka helay.

Laakiin markii uu shaqo Microsoft ah helay ka dib wuxuu ku noqday dalka wuxuuna aasaasay Jaamacad lagu magacaabo Ashesi wuxuuna ku guuleystay abaalmarinta Wise Prize, oo gaareysa $500,000.

Mr Awuah wuxuu sheegay in “baahi degdeg ah” oo dhanka waxbarashada ah ay ka jirto qaaradda Afrika.

Fadlan Share Dheh:
http://www.arooryomedia.com
info@arooryomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.