Ciidamada Turkiga Oo Ku Qulqulaaya Idlib+Muuqaal.

0
264

Ciidamada dalka Turkey-ga ayaa ilaa hadda kusii socda magaaladda Idlib ee wadanka Suuriya, iyaga oo isu diyaarinaaya dagaalo ay ku qaadaan magaaladdaasi, waxaana magaaladda ku sugan kooxo kala duwan oo hubaysan.

Waxa iyaguna magaaladda Waqtigan kaabiga u saaran ciidamada dawladda Suuriya, kuwaas oo dhinacoodana isu diyaarinaaya weerar ay ku qaadaan magaaladdaasi, waxaana la arkayaa ciidamada Suuriya iyo kuwa Turkey-ga oo mid waliba dhinaciisa ka diyaar garoobaayo iyo gawaadhida ciidamada oo wadooyinka magaaladda soo gala maraaya.

Qaramada Midoobay iyo ururadda Xuquuqda aadamaha ka shaqeeya ayaa ka digaaya dagaalo magaaladdasi ka dhaca, iyaga oo sheegaaya in dad badani ay ku waxyeeloobi doonaan dagaalo hadii ay magaaladdan ka dhacaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.