[Daawo ]:- Dawlada Somaliya Oo Gudbisay Jawaabta Dacwada Badda

0
80

Hague (arooryomedia):- Dowlada Soomaaliya ayaa maanta gudbisey dokumenti ay uga jawaabeysey eedo cusub oo ay ku soo dartey jawaabteedii ugu danbeysey ee dacwada badda ee Kenya iyo Somalia.

Mas’uuliyiintii saaka gudbiyey jawaabtan waxaa ka mid ahaa safiirka Soomaalia u fadhiya Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.