Daawo:-Maraykanka Oo Xanibaado Kusoo Rogay 17 Masuul Oo Boqortooyadda Sucuudiga Ka Tirsan Oo+Sababta  iyo Magacyadooda.

0
40

Saraakiishan oo aan ilaa hadda la garanayn cidda ay noqon doonaan ayaa la filayaa inay jawaab u noqoto dilkii weriyihii dhowaan lagu dilay Safaaradda Sucuudigu ku lee yahay dalka Turkey-ga.

Afhayeen u hadashay wasaaradda Arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtay in ay lagama maarmaan tahay in ay qaadaan talaabooyin dheeri ah oo ay kaga jawaabayaan dilkaasi .

Warar hoose ayaa sheegaaya in wasaaradda Maaliyadda ee Maraykanku ay ay kusoo rogtay cunoqabatayn masuuliyiin 17 ah oo ay kamid yihiin afhayeenka Dhaxal Sugaha Sucuudiga Maxamed Binu Salmaan iyo masuuliyiin kale oo boqortooyadda ka tirsan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.