[Daawo] :- Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Sheegtay In Ruushku Masuul Ka Ahaa Sumeynta Basaas Hore Uga Tirsanaa Sirdoonka Ruushka .

0
65

London (Arooryomedia):- Raysal wasaaraha dalka Ingiriiska Theresa May ayaa waxaa ay sheegtay in ay u badan tahay in dalka Ruushku uu masuul ka ahaa basaas hore uga mid ahaa sirdoonka ruushka oo dhawaan lagu sumeeyey magaalada London .

Ingiriiska ayaa waxaa uu sacaado kooban u qabtey in dawlada Ruushku ay kaga soo jawaabto eedeymahaasi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Arooryomedia/Hargeysa Office

Info@Arooryomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.