Daawo:-Wadanka Waxaa Ka Taliya Koox Ciil Qabayaal Ah”Agaasimaha Wasaarada cadaalada Somaliland”

0
127

Burco (Arooryomedia):- Agaasimihii Wasaarada cadaalada Somaliland Xussen Maxamed Maxamuud  oo maanta ku dhawaaqey  in uu iska casilay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa cadeeyey sababtii ku kaliftey  in uu xilkaas iska casilay

Agaasimaha ayaa   sheegay in sababta ku kaliftey in uu is casilo ay tahay  nidaamka dawlad nimo ee dalka maanta ka jira oo ah nidaam askari ah  oo aan laheyn dhaqankii iyo hibadii dawlad nimo lagu yaqaaney , isla markaana talada dalka ay gacant aku hayaan Koox ku sheegay in ay yahiin Ciil qabayaal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.