Deg-Deg:-Daawo Rabshdo Ka Socda Magaalada Adisababa+Waxa Sababay Rabshdahaasi+Muuqaal

0
208

Wararka ay u xaqiijiyeen shabakada caalamigaa ee arooryomedia Dad war galeen ah oo goobtaasi jooga ayaa sheegay in kacdoon ka bilowday kadib markii Kooxo dhalin yara ah oo oramo ah ay calamaantooda ku sharraxeen isla markaana  ay sudheen gidaarada magaalada,iyadoo loo diyaar garoobaayo xaflad ay oramadu wado oo ay u qabanayso maalinta sabtida saraakiil ka tirsan jabhadda ONLF.

 

arooryomedia.co/Addis.
info@arooryomedia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.