[Deg Deg ]:- General Gabre Oo Laga Joojiyey Shaqadii Uu Ka Hayey Urur Gobaleedka IGAD .

0
75

Addis Ababa (Arooryomedia):- Gudoomiyaha Urur Gobaleedka IGAD  Mr Mahbuub ayaa waxaa uu goor dhaweys soo saarey warqad uu si rasmi ah shaqadii uga joojinaayo General Gabre oo ka soo jeeda dalka Itoobiya .

 

General Gabre ayaa ururka IGAD ka ahaa la taliye sare oo dhinaca siyaasada ah

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Shaqada Lagaga Joojiyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.