[Deg Deg ]:- Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis Fidiyey Iminka , Buurmadow Ma Ku Jiraa + [Muuqaal ]

0
435

waxa uu munaasibada ciidal fidriga awgeed wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-113/062018 uu cafis u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, oo tiradoodu dhan tahay 511 (Shan Boqol iyo Kow iyo Toban) maxbuus

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here