Deg Deg :- Masuul Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Iminka Is Casilay+Sababta Uu Isku casilay.

0
77

 

Burco (arooryomedia):- Agasimihii guud ee wasaarada cadaalada Somaliland Xussen Maxamed Maxamuud ayaa iminka si rasmi isku casilay .

Agaasimaha ayaa ka mid ahaa waftiga madaxweynaha ee Burco ku sugan .

Sababta uu isku casilay ayaa uu agaasimihu ku sheegay in aanu la shaqeyn kareen xukuumada Muuse Biixi isla markaana uu jiray khilaaf ka dhaxeeyey  madaxtooyada Somaliland

Masuulkan ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda deeganka Bariga magaalada Burco  , waxaana  uu noqonayaa masuulkii labaad ee  iska casila xukuumada muuse Biixi oo jirtay muddo hal sanno ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.