[Deg-Deg]-Mid Ka Mida Madaxweynayaasha Ismaamul Deegaanada Ethiopia Oo Is Casiley.

0
385

Addis Ababa (AM):- Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Harari ee wadanka Itoobiya Murad Abdul Hadi, ayaa ku dhaawaqay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay deegaankaasi.

 

Iscasilaada Madaxweynaha ayaa wakaalada wararka Ee Ena U Sheegay Xisbiga uu ka tirsan yaahy Madaxweyne Muraad, waxaanu warku intaasiku daraya in iscasilaalada madaxweyne Muraad ay soo dedejisay mudaharaadyo aan kala joogsi lahayn oo ka dhacay deegaankaasi, kuwaas oo lagaga soo horjeedo xukunkiisa. waxa la filayaa in ay marka uu isbedel ka dhaco isla markaana halkiisii loo doorto madaxweyne cusub ay wax waliba sidoodii ku noqon doonaan.

mudaharaadadan ayaa ahaa kuwo taariikhi ah oo ka dhacay deegaankaasi, waxaana si weyn looga cabanayay xukunkiisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.