[Deg Deg] :- Prof Cali Khaliif Oo Si Adag Uga Soo Hor Jeestay Dagaalka Tuko-raq ” Anaga Lanagama Talo Galin Dagaalkaas , Qeybna Kama Nihin ” + [Muuqaal]

0
207

Laascaanood (Arooryomedia):- Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo shalay magaalada Laascaanood ka furay kala fadhigii 9 aad ee baarlamaanka Khaatumo ayaa waxaa uu si kulul uu uga hadley dagaalka Tuko-raq .

Prof Cali Khaliif ayaa si kulul uga soo hor jeestey dagaalkaasi , isla markaana waxaaa uu cadeeyey in Somaliland aaney dagaalkaasi ka Talo Galinin , isla markaaana dhulka Lagu dagaalamayo ay leeyihiinhadii aan taladiisa laga qeyb galinina meel uu dagalkaasi gaadhayana aanu jirin

 

Sidoo kale Prof Galeydh ayaa eedihii ugu cuslaa waxaa uu u jeediyey maamulka Puntland waxaana uu carabka  carabka ku dhuftey in Abtirsiinta Ay Puntland la ordeyso ay tahay mid awarka lagu kacsanaayo , balse Puntland aaney danta Khaatumo Iyo Dhul bahante aaney Wadin.
arooryomedia/Laasacaanood
info@arooryomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.