Deg-Deg Qaraxyo Magalaada Jig jiga Laga Fulin Lahaa Oo La Ka Shifay Caawa

0
48

Deg-Deg Qaraxyo Magalaada Jig jiga Laga Fulin Lahaa Oo La Ka Shifay Caawa
Dawlada deegaanka somalida ee itoobiya ayaa shegay inay fashiliyeen qaraxyo la  sheegen in la rabay in jigjiga laga fuliyo,Dadkaa abaabulka waday ayaa la sheegayaa inay ka tirsanaayen maamulkii ina cabdi ilay.

Waxa sidoo kale todobaad ka hor uu sheegay madaxweyne cag jar inay jiraan dad raba inay soo abaabulaan weeraro waxaana uu sheegay inay rabaan inay ka soo abaabulaan maamul goboleedyada somaliland iyo puuntland.

arooryoedia/Hargeisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.