[Deg Deg] :- Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Gen Jidhif Oo Ay Goor Dhaweyd Xabad Ku Qaraxdey + [Xaaladiisa Caafimaad ]

0
35

Hargeysa (Arooryo media):- Taliyihii hore ee ciidamada qaranka Somaliland

Gen Maxamed Xassan Cabdilaahi Jidhif ayaa saaka ay xabadi ku qaraxdey isaga oo ku sugan gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa

Gen Gidhif ayaa sida ay noo xaqiijiyeen qaraabadiisu ay xabadu ku qaraxdey isaga oo sifeyna Qori uu haystey , waxaana ay xabadu kaga dhacdey Naaska Hoostiisa .

 

Xaalada Caafimaad ee Gen Jidhif ayaa hada aad u wanaagsan  taas oo ay xabaduna aaney jidhka dhex fadhiisan balse  xabadu dhinac ka saniftey

Arooryo media/Hargeysa

Arooryomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.