[Deg Deg ]:- ” Xildhibaan Nimadeyda In Muran La Galiyo Maba Ah ..” Xussen Axmed Ceydiid Oo Iminka Hadley + [Muuqaal ]

0
26

Hargeysa (arooryomedia):- Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa uu ka Hadley muran ay xukuumadu galisay booskiisa xildhibaan nimo ee golaha wakiilada.

Xussen ayaa sheegay in aanu filaneen in ay noqoto xildhibaan nimadiisu mid muran gasha , waxaana uu sheegay in ay hore golaha wakiilada xildhibaano ka badan 20 mudane ay boos banaanadey ay galeen wax muran ahina aanu ka dhalanin , balse ay isweydiintu tahay sababta tiisa muranka loo galinaayo.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.