(DEGDEG):-DUQA MAGALADA MUQDISHO OO LA MAGACAABEY

0
42
Wararka ka soo baxaaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, uu xilka gudoomiyaha gobolka Banaadir u magacaabay Cabdiraxmaan Cismaan Cumar (Injineer Yariisow).

Warkan ayaa lagu shaaciyay bayaan uu soo saaray Madaxweyne Farmaajo oo lagu baahiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliya ee Sonna.

waa warbixin hordhac ah oo hadda aanu helney,wixii faahfahinana halkan ayaanu idinku soo gudbin haddi rabbi qadaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here