DHAGEYSO: DF Soomaaliya oo si layaab leh uga jawaabtay warkii RW Itoobiya ee ku aadanaa midenta dalalka Soomaaliya & Itoobiya

0
83

MUQDISHO(Arooryomedia)- Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa bilowday in ay ka dhuumato xaqiiqada ku wajahan wada hadalkii dhexmaray Hogaamiyaasha Soomaalida & Itoobiya ee kuwajahnaa arrimaha isku darka labada dal, waxaana Wasiirka Warfaafinta ee dawladda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo lahadlay BBC-da u sheegay war u muuqday mid diblumaasiyadeed.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.