Hargeysa (Arooryo media):- Musharaxii madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan

Maxamed cabdilaahi Ciro oo habeenkii xalay aheyd khudbad u jeediyey shacabka magaalada Borama waxaa uu ka hadley dagaalka Tuko-raq

Musharax Ciro waxaa uu sheegay in aanu dagaal xal aheyn isla markaana arinta xuduudka lagu dhameeyo wada hadal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here