Gaadiidkii Dawladda Ee Magaalada Burco Oo Caruurtii Madaxdu Dhashay Bur buriyeen Iyo Dhaawacyada Soo Gaadhay Shacabka

0
49

Burco(Arooryomedia):gaadhigii isku duwaha beeraha gobalka todheer cabdi guray oo ciyaal uu dhalay masuulku wateen ayaa  Jiidhay Gaadhi kale gaadhi kale oo nooca loo yaqaano fitista(Vitiz) Oo Ay wateen.

Gaadhiga Kale ayaa waxa ku dhaawacay saddex qof oo shacaba halka naloo sheegay in la geeyay cisbitaalka.

Arooryomedia/Burco office
info@arooryomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.