Giraan iimaan qabta

0
81

” Kaftanka maanta , Giraan iimaan qabta ”.

Somaliland siyaasadeedu waxay ku dhisan tahay hab-dhaqankeedda bulsho ee ah nidaamka beelaha , beelahana waxaa is raacisa dan iyo duruufo mideeya hadba intii isku waayo ah , hadaba sidaa markay tahay , Somaliland dadkeedu wuu iska wadda iimaan qabaa , hassa yeeshee iniba waxbay ku iimaan qabtaaye , haddii Garxajis oo isaaqnimadda ku imaan qaba + Arab oo halgankii ku iimaan qaba+ Ayuub oo curadnimo ku iimaan qaba+Samaroon oo Somaliland ku iimaan qabta + Dhulbaante oo Dar alle ku iimaan qaba ay isugu tagaan Is bahaysi siyaasadeed oo ay ku iimaan qabaan , waxay noqon karaan Giraan siyaasadeed oo iimaan qabta .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.