Gudoomiye Ciro Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laaban Doona .

0
21

Hargeysa (arooryomedia):- Gudoomiyaha

xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa la filayaa in uu saaka ka sooo dago garoonka diyaaradaha ee Hargeysa .

Gudoomiye Ciro ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey dalka ka maqnaa isla markaana safaro ku maraayey qaar ka mid ah dalalka qaarada Yurub .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.