HAMBALYO…..HAMBALYO…HAMBALYO

0
146

Waxay halkan uga dirayaan dhammaan hawl wadeenada shabakada caalamigaa ee AROORYO MEDIA lamaanayaasha kala ah:

C/risaaq  Axmed Xassan iyo Niciima Mascuud CAbdi.
&
KHaalid  Ciise  Baarjeex iyo Nuura Cabdi  Muxumed.

Oo meherkoodu ka Qabsoomay Maanta oo bishu tahay 19/1/2018  magaalo madaxda G.Togdheer ee Burco,waxaanu ugu ducaynaa ducadii rasuulka (SCW)” بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.