Imaraadka Carabta Oo Joojiyeen Toobabar Ay Siin Jireen Ciidamada Somaliya + [ Muuqaal ]

0
32

Abu Dubai (arooryomedia):- Dalka Imaaraadka Carabta ayaa war qoraal ah oo uu shalay soo saaray ku sheegay inuu kala diray barnaamijkii tababarka milatari ee uu u fidin jiray ciidamada Somaliya.

Qoraalkan oo ay faafisay wakaaladda wararka ee imaaraadka ayaa lagu sheegay in Imaaraadka uu talaabadaasi kaga jawaabayo, lacag ay dowladda Somaliya dhawaan ku qabatay Muqdisho oo uu imaaraadka lahaa.

Hadaba Maxay u dhimeysaa talaabadaa dhismaha ciidanka Somalia?, Maxeyse uga dhigantahay xiriirka labada wadan ee mudooyinkanba sii xumaanayay? Su’aalahaa iyo kuwo kale ayaan hordhigay, Proffesor: Cabdi Ismaaciil Samatar oo bare ka ah Jaamacadda Minnesotta ee dalkan Mareykanka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.