Kooxo Hubaysan oo Degmada Howlwaaag ku dilay Gudoomiye Waaxeed.

0
160

Waxaa Xalay la dilay Alle ha u naxariistee Guddoomiye Waaxeed ka tirsan Maamulka Degmada Howlwadaag ee gobalka Banaadir.

 

Mas’uulkaan la dilay ayaa waxaa ka dambeeyay rag Bastoolado ku hubeysan, iyadoo Marxuumka dhintay uu ahaa Guddoomiye Waaxeedka Waaxda Saqaawadiin, waxaana lagu dilay Xaafadda Shanta geed ee degmadaasi.

Dhanka kale maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa magaalada Muqdishoka dhacaayay dilal dhowr ah, waxayna dilalkaan ku soo aadayeen iyadoo lagu jiro dhamaadka Bisha Ramadaan ee Barakaysan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.