Jigjiga(AROORYO MEDIA)Madaxwaynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa waxa uu ku Dhaqaaqay arrin uu ku yaraynaayo hayb sooca,isagoo isku guurin doona 100wiil iyo gabdhood oo iskugu jira beelaha la haybsooco iyo kuwankale.
arrinkan ayaa noqonaaya mid meesha ka saari doona hayb sooca,dhiirin galin doonana isdhex galka beelahaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.