Madaxweynaha Cusub Ee Mamulka Puntland Oo Iminka La Dhaariyey

0
30

Garoowe (Arooryomedia);-Xilka madaxweynaha mamaulka Puntland ee shanta sano ee soo socota waxaa maanta si rasmi ah ugu guuleystay Siciid Cabdilaahi Deni  oo helay 35 cod .

Madaxweyne Siciid Cabdilaahi Deni ayaa waxaa si rasmi ah iminka loogu dhaariyey xilkaasi iyada oo lagu dhaariyey madashii doorashadu ka socoto

 

Arooryomedia/Garoowe Desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.