Madaxweynaha Somaliya Oo Saladii Ciida Shacabka Moqdisho Kula Tukadey Masjidka Isbahaysiga Islaamka + [ Sawiro ]

0
60

Moqdisho (Arooryomedia):- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay muujiyaan midnimo, isu damqasho iyo is garab qabasho, lana shaqeeyaan hay’adaha amniga dalka si dalka looga cirib tiro argagixisada.

Image may contain: 1 person, suit

 

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay shacabka magaalada Muqdisho dulqaadka ay sameeyeen intii lagu jiray bisha barakeysan ee Ramadaan, wuxuuna ku bogaadiyay laamaha amniga sida ay qorraxda iyo dhaxanta ugu taagnaayeen in ay dhiigga shacabka ka badbaadiyaan kooxaha horarka ah ee caadeystay daadinta dhiigga shacabka.

Image may contain: 2 people, people standing and suit

 

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing

Image may contain: 11 people, wedding

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.