Madaxweynayaasha Itoobiya Iyo Eretria Oo Maanta Imanaya Moqdisho + [ Ujeedkooda ]

0
95

Moqdisho (Arooryomedia):- Hoggaamiyeyaasha dalalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa la sheegayaa in saacadaha soo socda ay soo gaadhi -doonaan magaalada Muqdisho.

ilo xog-ogaal ah ayaa  xaqiijyey in berri subax ay Muqdisho ku soo wajahan yihiin ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki.

Kulankan ayaa daba-socdo midkii Gondar ee gobolka Baxar-daar .

 

Sooyaalka Heshiisyada 3da Dal:

1) Heshiiskii Madaxweynaha Soomaaliya, Eretereeya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ku kala saxiixdeen magaalada Asmara 5 – 6 September 2018 ee lagu sheegay war murtiyeedkii kasoo baxay in lagu heshiiyey 4 qodob oo ay ugu muhiimsanaayeen iskaashi dhaqaale, siyaasadeed, dhaqan iyo amni oo sadexda dowladood sameystaan.

2) Heshiiskii Madaxweynaha Soomaaliya, Eretereeya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ku kala saxiixdeen magaalada Gondar ee gobolka Baxar-daar November 10, 2018

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.