Madaxweyne Biixi Oo Hadda Gaadhey Laascanood Una Sii Dhaafi Doona Tuka-raq.

0
87

Laascaanood(AM)- Madaxweynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa ay goor dhaweyd gaadheen magaalada Laacaanood ee xarunta Gobalka Sool.

Reer Laacaanood ayaa madaxweynaha u Sameweeyey Soo dhaweyn isaga oo madaxweynuhu uu shacabka kula hadley fagaaraha Madaxtooyada Laascaanood .

Madaxweyne Biixi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa u kici timay dhinaca jiida hore  ciidamada qaranka Somaliland ee Tuko raq do

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.