MADAXWEYNE MAXAMED C/LAAHI FARMAAJO OO SI HEER SARE AH LOOGUSOO DHAWEEYAY GAALKACAYO

0
44

Gaalkacyo(AOORYO NEWS)Waxaa si heersare ah saaka loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacayo madax waynaha soomaaliya maxamed cabdilaahi farmaajo.

Madaxweynaha soomaaliya ayaa waxa uu noqonaya madaxweynihii ugu soo dhawaynta badnaa madaxdii isaga ka horaysay.

Sawiradani waxay muujinayaan halka ay gaadhsiisantahay jacaylka ay u qabaan umada soomaaliyeed,inay helaan madaxweyne isku keena.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.