MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI OO LAGU SOO DHAWEEYAY DALKA ITOOBIYA + SAWIRRO

0
27

Addis Ababa:-(AROORYO MEDIA) Wefti  uu horkacaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa gaadhay dalka itoobiya ayaa lagusoo dhaweeyay safarkiisa.

Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa daba socda marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay dalka Itoobiya .

Madaxweynaha, ayaa waxa safarkiisa ku wehelinaya xubno ay kamid yihiin:

1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin Axmed
2. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershedaha iyo Dalxiiska Somaliland, Mudane Maxamuud Xasan Sacad
3. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud xiir (Faratoon)
4. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland, Dr Sacad Cali Shiire oo weftiga kaga Biiri doona Dalka Itoobiya.
5. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland, Sareeye Gaas, Nuux Ismaaciil Taani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here