Madaxweyne Muuse Biixi Oo Gurigiisa Ku Booqdey Xaaji Cabdi Waraabe Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa + [ Sawiro ]

0
153

Hargeysa (arooryomedia):- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta waxa uu booqasho ugu tegay xaaji cabdikariin Xuseen (Cabdiwaraabe) oo xaalad caafimaad u jiifa gurigiisa, isagoo madaxweynuhu u duceeyey xaajiga In Alle ka dulqaado xanuunka oo uu caafimaad taama siiyo

Image may contain: 1 person, sitting, bedroom and indoor

 

Arooryomedia/Hargeysa Office

Info@arooryomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here