Marki U Horeysay Taarikhda Oo Masuuliyin Isku Beel Ahi Qabtaan Xilalka Ugu Sareeya Xukumada Somaliland…

0
63

Markii Ugu Horeysay Taariikh-da Somaliland waxaa isku hal beel noqdey masuulyiin sar sare oo xilal ka haya xukuumada  talada dalka haysa , sidoo kale-na ay isku hal beel noqdaan madaxweynaha iyo wasiirka maaliyadu.

Xukuumadan uu madaxweyne Muuse Biixi madaxweynaha ka noqdey waxaa isku beel kaliyaata noqdey masuulyiintii ugu  badneyd uguna miisaanka cusleyd , kuwaas oo ku magacaaban digreetada madaxweyne Biixi iyo Digreeda madaxweynihii ka horeeyey oo aanu xilka ka qaadin , waxaana  masuulyiintaas ka mid ah

  1. Madaxweynaha Somaliland
  2. Wasiirka Maaliyada Somaliland
  3. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland
  4. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Somaliland
  5. Wasiirka Warfaafinta Somaliland
  6. Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland
  7. Wasiirka Gadiidka Somaliland
  8. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka
  9. Garyaqaanka Guud Ee Dalka
  10. Hanti Dhawraha Guud ee Somaliland
  11. Taliye Ku xigeenka Ciidanka Booliska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.