Meydka Ilmo Yar Oo Laga Dhex Helay Suulliga Diyaarad Rakaab Aheyd !

0
44
Shaqaalaha Nadaafada ee ka hawlgala Diyaaradda American Airlines ayaa waxay la kulmeen arrin aad u layaab badan xilli ay ku guda jireen shaqada Nadaafada.
 
Shaqaalahan ayaa waxay Suuliga diyaaradda ugu tegeen Meydka Ilma yar oo dhintay sida lagu baahiyey wakaaladda Wararka ee Rusia today  ayaa waxa uu sheegayaa in “Meydka ilmaha yari waxa uu ahaa ilmo ka soo dhacay uurka hooyada halkaasi u quudhay oo uu uurkeedu ahaa lix ilaa toddoba bilood”.
 
Ciidammada Ammaanka NewYork oo diyaaradaasi soo caga dhigatay ayaa waxay sheegeen inay dib u baadhi doonaan Muuqaaladii ay duubtay Kamarada Diyaaradda ku rakiban, sidoo kalena waxa meydka ilmahaasi yar loo geeyay dhakhtar ku samayn doona baadhitaan.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.