QIIMAYN: Liiska Kooxaha Ugu Qaalisan Maaliyadohooda Oo Lasoo Saarey – Real & Barca Yaa Badan?

0
29

Taageerayaasha kooxaha horyaalka La Liga, ayaa waxay ka bixiyaa isku cel-celis ahaan Maaliyada celiska ah ee kooxahooda ugu yaraan aduun dhan 71 Malyuun o Yuuroo, sida laga soo xigtay The European Club Footballing Landscape.

Kooxda Getafe ayaa waxay tahay naadiga ugu qariisan Maalideeda, waxaana usoo saarta Shirkadda lagu magacaabo Joma.

Kooxaha kala ah: Barça, Atlético, (oo Shirkada Nike ay sameyso), Valencia (oo Adidas ah) iyo Athletic (oo New Balance ah) ayaa waxay yihiin kuwa ugu qaalisan.

Dhamaan kooxahaan ayaa waxaa lagu iibsan karaa Maaliyadohooda aduun dhan €50 Malyuun oo Yuuroo,w axaana kooxda ugu qaalisan ay taahy 85 Malyuun.

Dhanka kale, kooxda ugu qaalisan Maaliyadeeda guud ahaan horyaalada Yurub ayaa waxay tahay naadiga Young Boys, taasoo ka dhisan wadanka Switzerland, iyadoona maaliyadeeda lagu iibsan karo 102 Malyuun oo Yuuroo.

Habada, hoos ka arag sida ay ukala horeeyaan kooxaha:

# League Country Average Cheapest club(s) Most expensive club(s)
1 Raiffeisen Super League Switzerland 87 € Lausanne 69 € Young Boys 102 €
2 Bundesliga Germany 80 € Hamberg
Freiberg
Bremen
70 € Bayern
Schalke 04
90 €
3 Serie A Italy 79 € Chievo Verona 40 € Juventus
Milan
Benevento
90 €
4 Ligue 1 France 78 € Amiens 55 € Monaco 95 €
5 LaLiga Santander Spain 71 € Getafe 50 € Barcelona
Atlético
Athletic
Valencia
85 €
6 Jupiler Pro League Belgium 68 € Lokeren
Sint-Truiden
55 € Brugge 85 €
7 Bundesliga Austria 67 € LASK Linz 49 € Rapid Viena 90 €
8 Eredivisie Netherlands 64 € Sparta Rotterdam 45 € Feyenoord 90 €
9 Liga NOS Portugal 59 € Chaves
Moreirense
40 € Benfica 90 €
10 Premier League England 59 € Burnley 45 € Manchester City
Manchester United

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.