Raysal Wasaaraha Itoobiya oo ku dhawaaqay war aan laga fileynin oo kusaabsan Soomaaliya

0
163


ADDIS ABABA(arooryomedia)- 
Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Ahmed Cali oo la hadlayay baarlamaanka dalkiisa ayaa ku dhiiraday hadal aan laga fileynin qof madax ka ah Xukuumada Addis Ababa, waxaana uu ka hadlay Midnimada Soomaaliya oo uu sheegay in la macaamilka dawlad gobaleedyada Soomaaliya ay Itoobiyada cusub u aragto mid lagu dhawaacayo Midnimada dalkaas, wuxuuna sheegay in ay tahay arrin aysan aqbaleynin hadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.