Home News Raysulwasaare Xasan Ali Kheyre oo Ka Qeyb Galaaya Shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka...

Raysulwasaare Xasan Ali Kheyre oo Ka Qeyb Galaaya Shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka Switzerland.

0
73

Ra`isul wasaaraha dawlada somaaliya mudane Xasan ali kheyre ayaa ka qayb keli doona shirka lagaga hadlaayo dhaqaalaha aduunka ee Switzerland.

Shirka oo ay ka qeybgalidoonaan hogaamiyaal ka kala socoda wadamada Caalamka ayaa lafilayaa in looga hadlo arrimaha kobaca dhaqaalah Adddunka iyo sidii loo caawin lahaa wadamada soo koraya oo Soomaaliya ay kujirto,wuxuuna furmaya bishan Janaayo gudeheeda.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa kamid ah hogaamiyaal ka socda Qaaradda Africa ,waxaana lafilayaa in uu kulamo la yeesho madaxda ka socota wadamada ku horumaray dhinaca dhaqaalaha.
Shir ayaa ah mid muhiimad gaar ah u leh Soomaaliya,maadaama ay kujiro wadamo yer oo Africa ka tirsan,kuwaasi oo si gaar ah loogu casuumay.

Dowlada Soomaaliya ayaa baryihii ugu dambeeysay masuuliyiinteeda waxa ay uga qeeybgalayeen Shirar muhiim ah oo Dowlada ay ku raadineeyso Dhaqaalo.

kala soco wararka aduunka AROORYO MEDIA.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: