Reer Burco Oo Sheegay In Aaney Diyaar U Aheyn In Madaxweyne Biixi Soo Dhaweeyaan + [ Muuqaal ]

0
71

Magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer ayaan waxaan ka muuqanin soo dhaweyntii lagu yaqanaay inay reer Burco u sameyaan madaxweynayaashii ka horeeyey madaxweyne Biixi taas oo ay reer Burco muddo ka hor u sii diyaar garoobi jireen soo dhaweyntooda .

Shacabka reer Burco waxaa ay sheegen in aaney wax soo dhaweyn ah oo ay Muuse Biixi u ahaan aaney jirin oo ay fartoodii ugu codeeyeen ay eedeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.