TACSI; WAXEY HALKAN TACSI UGA DIRAYAN DHAMAAN BAHWEYNTA AROORYO MEDIA GEERIDI KU TIMI REER IBRAAHIM AAR.

0
135

Dhamaan shaqaalaha shabakada caalamiga ah ee Arooryo media,waxay halkan tacsi tiiranyo leh uga dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Ibrahim Aar oo maanta ku geeriyoodey caasimada hargeysa,kaas oo ka mid ahaa ragi dhidibada u taagey magalada hargeysa,waxaaney eebe uga baryayaan in uu ka waraabiyo janatul fardawsa.

Si gaar ahna waxay ugu tacsiyadeynayaan mubaarik ibraahim aar oo ay leeyihiin alle samir iyo iimaan saadiqa ha inaga siiyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.