TACSI

0
88

Innalilaahi Wa innaa ileyhi raajicun.

Waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan  bahda shabakada caalamigaa ee AROORYO MEDIA Aaxmed Jaamac Aw-Aden geeridi naxdinta lahayd ee ku timi hooyadi.

Waxaanan qoyski iyo qaraabadi ay ka geeriyootey dhamaantood leenahay, ALLE ha idinka siiyo samir iyo iimaan saadiqa.

Alle qabriga ha u waasiciyo,jannatul fardawsana ha ka waraabiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.