Wasaaradda Beeraha Somaliland oo soo saartay tirakoobka dalagii soo go’ay 2017

0
58

Magaalada Hargeysana, wasaaradda beeraha ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa warbixin ay soo saartay waaxda wax soo saarka beeraha waxa ay uga hadashay tirakoob ay ku soo sameysay dalagyada soo go’ay sanadkii lasoo dhaafay ee 2017.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in sanadahan dhawaa dalaga ugu badan ee soo go’ay uu ahaa hadhuudhka, iyadoo dadweyne badani haatan cunaan cuntada waddaniga ah siiba hadhuudhka iyo arabakhida ee (masagada iyo galleyda).

Haddaba Dr Cabdirisaaq Muxumed Gaboobe oo ah madaxa waaxda wax soo saarka ee wasaaradda beeraha ayaa waxa uu umuurtaan ugu warramay weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed saciid Cige, oo marka hore weydiiyay wax soo saarka hadhuudhka oo hadda xoogga ay saareen beeralleyda Somaliland.

Arooryomedia/Hargeisa Head office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.