” Wasiir Guri Barwaaqo Xilka Ha Laga Eriyo , Madaxweynuhuna Qof Jecleysiga Ha Iska Daayo ..” Xildhibaan Axmed Gacan

0
46

Hargeysa (Arooryomedia):- Xildhibaan Axmed Gacan oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley buug uu qoray wasiir Guri Barwaaqo uu ku aflagaadeeyey qaar ka mid ah haweenka reer Somaliland

 

Xildhibaanka ayaa sheegay in aanu u arkin wasiir Guri Barwaaqo qof xil loo dhiiban karo isla markaana ay haboon tahay in xilka laga qaado

 

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu iska daayo qof kala jecleysiga waxaana uu yidhi

” Ninkaan anigu uma arko nin masuulyad qaadi kara , waxuu cayaaya waa walaashii , gabadhiisa , inantiisa iyo hooyaadii , anigu waxaan Leeyahaas Kaas xilka ha laga eriyobuugaas-na ha la joojiyo , madaxweynuhuna qof jecleysiga ha iska daayo ..” ayuu yidhi Xildhibaan Axmed Gacan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.