Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Fariin Warbaahinta U Mariyey Wasiirada Dhigiisa Ah +[ Muuqaal ]

0
240

Hargeysa (arooryomedia):- Wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland Boos Mire ayaa warbaahinta u sheegay in xilalkii ugu badnaa uu ku taxay haween ka shaqeeya wasaaradiisa waxaana uu wasiirada dhigiisa ah ugu baaqay in ay ku deydaan talaabadan uu qaadey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.