Wasiirkii Hore Ee Dhaqanka Oo Shaaciyey Inuu U Tartami Doono Gudoomiye nimada Kulmiye , Dhaliilo-na U Jeediyey … + [ Muuqaal]

0
21

Hargeysa (Arooryomedia):- Wasiirkii hore ee dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadii Madaxweyne Siilanyo Md Khadar Xaaji Yuusuf ayaa waxaa uu maanta shaaciyey inuu u tartami doono gudoomiye nimada xibsiga Kulmiye marka xiligeeda la gaadho

Sidoo kale Md Khadar ayaa waxa uu dhaliilo u jeediyeyqaar ka mid ah guddida xalinta dagaalka Ceel Afweyn gaar ahaan waxaa uu farta ku fiiqay siyaasiyiin gudidaas ku jirta oo marka hore-ba beelahaas dagaalamay ay ka cabanayeen.

 

Dhinaca kale Siyaasi Khadar ayaa sheegay in golaha wasiirada xukuumada Muuse Biixi aaney aheyn qaar xukuumada difaaci kara

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.