Xisbiga Dimoqraadiga Ah Ee Dalka Mareykanka Oo Taageeray Ilhan Omar

0
46

USA (Arooryomedia):- Xisbiga Demoqraadiga ayaa aqbaley soona dhaweeyey in kursiga Congress-ka oo uu baneynayo Keith Ellison oo Minnesota laga soo doorto ay u tartanto Ilhan Omar oo ka mida congress-ka Gobolka Minnesota.

Keith Ellison ayaa kursiga baneynaya wuxuuna u ordayaa inuu noqdo xeer-ilaaliyaha guud ee gobolka Minnesota.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.