Ciidamada Galmudug oo Gacanta Ku soo Dhigay Mid Ka mid ah Ragii Weeraray Hooyga Shiikh C/wali.

0
248

Gaalkacyo(Arooryomedia.com)Ciidamada Amaanka Galmudug ayaa Gacanta Ku soo Dhigay Mid ka mid ah Ragii Saaka  Weerarka Ka Geeystay  Qeybo Ka mid ah Magaalada Galkacyo ee Gobalka mudug.

Raga Weeraray Hooyga Shiikha ayaa lagu sheegay in ay Gaarayaan Tiri ahaan 4 Ruux, Waxaana la tilmaamay in Mid ka mid ah La qabtay Sadax Kalena La Toogtay.

Saraakiisha Amaanka Galmudug ayaa Xaqeejiyay in ay Gacanta Ku Hayaan Shaqsigaan Qeybta ka ahaa Falkii qaraxyada iyo Weerarka Watay oo Ka dhacay Magaalada Galkacyo ee Gobalka mudug.

Saacadaha soo Aadan ayaa la Filayaa in Saxaafada Loo soo Bandhiyo, Shaqsiga Weerarka Geestay oo La soo Qabtay.

La soco Faah Faahinta
arooryomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.