” Ciro Iyo Muuse Biixi Ayaa Masuul Ka Ah Xanaftii Doorashada..” Siyaasi Geel Jire + [ Muuqaal ]

0
202

Hargeysa (Arooryomedia):- Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu Sheegay in xanaftii Doorashadii Madaxtooyadu ay ka tagtay ay masuul yadeeda leeyihiin Madaxweyne Muuse Biixi  Iyo Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro oo uu sheegay in ay iyagu kalifeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.